Talk:Mohamed Sulayman Tubeec

Page contents not supported in other languages.
From Wikipedia, the free encyclopedia

[Untitled][edit]

fanaanka maxamed saleyman gabarta kaliya oo xariga heesaha halka ay ka qaadeen la mid ah faaduma cabdullaahi maandeeq heesaha waxaa ka mid ah minankiinii, neyruuka sida sida ,waqtiguu na soo gaar,toogo, gareyka, bal eega ,guryo samo, durdurkii mar kuu guray, sidoo kale magool waxuu la qaaday arimada , minankiin iwm. Maryam mursal waxuu la qaaday raalliyo, amina feer waxuu la qaaday hayga goosan, nimco yain waxuu la qaaday hal hees oo jacay, khadra dahir waxuu la qaadaywadani, hibo waxuu la qaaday wadani, zeinab cige waxuu la qaaday wadani iyo faadumo qaasim la qaaday wadani. waxaana la sheegaa inuu maandee q baray habka heesaha loo qaado oo sidiisoo kale noqotay.

A Commons file used on this page or its Wikidata item has been nominated for deletion[edit]

The following Wikimedia Commons file used on this page or its Wikidata item has been nominated for deletion:

Participate in the deletion discussion at the nomination page. —Community Tech bot (talk) 00:21, 16 February 2020 (UTC)[reply]